Deni oo shaaciyey maalinta la qabanayo doorashada goleyasha degaanka Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 17 ee 12-da March 2023, kuna saabsan Astaynta Maalinta Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 80-aad farqadiisa 15-aad Markuu arkay: Xeerka Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka qodobkiisa 6-aad Markuu arkay: Warqadda ka soo baxday Guddiga Ku meel … Continue reading Deni oo shaaciyey maalinta la qabanayo doorashada goleyasha degaanka Puntland